Dil argagax leh oo ka dhacay degmada Dayniile iyo faahfaahino ka soo baxaya

Waxaa galabta ka dhacay degmada Dayniile ee Magaalada Muqdisho dil naxdin leh ka dib markii nin ka tirsan dadka degaanka uu dilay wiil uu adeer u ahaa. Wiilkan oo da’diisa lagu sheegay 5 sano jir ayaa dhintay markii uu si arxan daro ah oo xadka ka baxsan u garaacay ninkan adeerkiis ah oo la sheegay … Continue reading Dil argagax leh oo ka dhacay degmada Dayniile iyo faahfaahino ka soo baxaya